Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xoogan oo saakay dhax maray Ciidamo kawada tirsan Dowlada

Waxaa saakay dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan duleedka magaalada Muqdisho ku dhax maray ciidamo kawada tirsan dowlada federaalka Soomaaliya . Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Beco oo katirsan degmada Dayniile, waxa uuna dagaalka dhax maray ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya iyo ciidamada amaanka degmada … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xoogan oo saakay dhax maray Ciidamo kawada tirsan Dowlada